News

In 2022, when President Said Abdullahi Deni of Puntland contested the presidency of Somalia, over 50 per cent… Sii akhri ...
Ciidamada difaaca Puntland oo hawlgal ka sameeyay togga Baallade ayaa firxadkii mileeshiyaadka Daacish ka furtay hubka noocyadiisa kala duwan, Rasaas, daroonis qarxa iyo agabyo ciidan. Warbixin uu soo ...
Cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa saaka laamiga dheer ka xirtay inta u dhexaysa degaannada Karin iyo Laag ee gobolka Bari. Ciidamadan oo fadhigoodu ...
The Information Minister of Puntland State, Mohamud Aidid, yesterday claimed that Sool, Sanaag, Cayn, and… Sii akhri ...
Dr Guled Salah Barre, a vocal critic of the President of Puntland, formerly served as Chairman of the Puntland Electoral ...
Laascaanood ( Faallo) — Cabdirisaaq Ibraahim (oo loo yaqaanno Cataash) ayaa toddobaadkan bixiyay waraysi uu ku difaacay ...
Puntland Youth Association Network (PYAN) facilitated a two-day validation workshop on a policy paper concerning… Sii akhri ...
Firxadkii Mileeshiyaadkii Daacish oo ku kala lumay hawlgalkii u danbeeyay ee Miraale ayaa bilaabay in ay si habqan ah isu soo dhiibaan, sida laga soo xigtay dowladda Puntland. Afar xubnood oo ka ...
Madaxweynaha Siciid Deni oo ku sugan Nairobi ayaa ku wajahan magaalada Boosaaso, waxaana laga sugaya in uu ku dhawaaqo in wejigii saddexaad ee hawlgalka Calmiskaad uu si guul ah ku soo dhammaaday.
Madaxweyne ku xigeenka Puntland ahna ku-simaha Madaxweynaha, Ilyaas Cismaan Lugatoor oo wareegto soo saaray ayaa isku beddelay, qaarna shaqada ka eryay xubno ka tirsan Garsoorka Puntland. Wareegtada ...
Garoowe (Faallo PP) — Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa dhowaan sheegay in ...
Dowladda Puntland oo sheegtay in mileeshiyaadka ISIS aysan tabari ku harin ayaa ku amartay inta weli baxsadka ah ee ...